Balamaha ayaa waxaa dib u dhigay Madaxtooyada Maamulka Socdaalka Sabab Dhulgariirka awgiis ah

Balamaha ayaa waxaa dib u dhigay Madaxtooyada Maamulka Socdaalka Sabab Dhulgariirka awgiis ah

Taariikhda ku dhawaaqista: 06/02/2023

Madaxtooyada Maamulka Socdaalka (Presidency of Migration Management, PMM) ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah loo hakiyay habraacyada diiwaangelinta magangalyada caalamiga ah iyo magangalyada ku meel gaarka ah, waxaana dib loo dhigay ballamaha dhowr gobol, taasoo ka dhalatay dhulgariirkii dhacay 6-dii Febraayo, 2023. PMM ayaa ku dhawaaqday in shaqsiyaad balamahooda la dib loo dhigay la siin doono taariikho ballan oo cusub. Fadlan la soco bogga rasmiga ah ee PMM (https://goc.gov.tr) iyo Agaasinka Gobolka ee Maamulka Socdaalka ee ay khuseeyso wixii ogeysiisyo dheeraad ah.

Gobollada ballamaha codsiga magangalyada caalamiga ah iyo magangalyada ku meel gaarka ah dib loo dhigay: Adana, Adıyaman, Diyarbakır, Gaziantep, Hatay, Kahramanmaraş, Kayseri, Kilis, Konya, Mardin, Mersin, Osmaniye, Şanlıurfa.

Ogeysiiska PMM: https://www.goc.gov.tr/duyuru2