Madaxtooyada Maamulka Socdaalka – Xarunta Khadka Isgaarsiinta Ajaaniibta ee Xaaladdaha Degdegga (YİMER)

Madaxtooyada Maamulka Socdaalka – Xarunta Khadka Isgaarsiinta Ajaaniibta ee Xaaladdaha Degdegga (YİMER)

Taariikhda ku dhawaaqista: 06/02/2023

Markey ahayd Febraayo 6, 2023 dhulgariir ayaa ka dhacay qaybo ka mid ah Turkiga, oo ayna Kahramanmaraş tahay goob xudduneedkiisa. Haddii dhulgariirku ku saameeyay oo aad la kulanto xaalad degdeg ah, waxaad soo wici kartaa 112. Haddii aad u baahan tahay caawimaad turjubaan, waxaad la soo xiriiri kartaa khadka degdegga ah ee Madaxtooyada Maamulka Socdaalka (Xarunta Isgaarsiinta ee Ajaanibta – YİMER) ee ah 157 ama kala xiriir WhatsApp-ka iyo kanaalada Telegramka ee YİMER, ee shaqeeya 24/7.

Whatsapp: +90 312 422 04 00

Telegram: @Yimer157bot

Adeegyada YİMER waxaa lagu bixiyaa luqaddaha kala ah Turki, Ingiriis, Carabi, Farsi, Ruush, Jarmal iyo Pashto.