Macluumaad cusub oo loogu talagalay qaxootiga iyo magangelyo-doonka Turkiga ee ku saabsan cudurka faafa ee COVID-19 iyo tallaabooyinka la xiriira ee la qaaday waxaa laga heli karaa halkan.
Waxaan isticmaalnaa cookies si aan kaaga caawino horumarinta khibradaada khadka tooska. Markaad isticmaalayso mareegahayaga, waxaad ogolaatay tan. Si aad wax badan uga barato akhri shuruudahayaga isticmaalka iyo sharciyadayada qarsoonaanta
Ra’yi uruurinta Qarsoon ee Jawaab-celinta Isticmaalaha
Si loo siiyo ka-faa’iideystayaasha tayada adeegga ugu wanaagsan ee suurtagalka ah, Xuquuqda Qaxootiga Turkiga waxay weydiisaneysaa booqdayaasha boggayaga inay ka qaybqaataan ra’yi uruurin kooban. Ra’yi uruurintu gabi ahaanba waa ikhtiyaari waana qarsoodi.